Shirweyne Habargidir uga furmay Muqdisho iyo Banaanbaxyo xigi doona

Habargidir.info- Waxaa Hotel-ka Sahafi ee Muqdisho ku shiray shalay Wasiiradda Xildhibaanadda,Ganacsatadda ,Odayaasha iyo Saraakiisha Ciidanka Beesha Habargidir.

Habargidir

Shirka waxaa ka qeybgalay Xildhibaanad Ubax Tahliil, Xildhibaan Cabdi samad Macalin iyo Xildhibaan Dhagey, odoyaasha dhaqanka Habargidir, siyaasiyiin sida Qeybdiid, Indhacadde, Fiqi, Dhamancad iyo Diini .
Wasiiradda iyo Xildhibaanadda Beesha Habargidir ayaa lagu wadaa iney berrito wejigii labaad  shir  ku yeeshaan Hotel SYL Muqdisho.
Shirka Wasiiradda iyo Xildhibaanadda Beelweynta Habargidir wuxuu gogol xaar u yahay Shirweyne ay ka qeybgeli doonaan ergo kala metelaya qeybaha kala duwan ee Beesha Habargidir kaas oo Muqdisho lagu qaban doono Khamiista oo ay taariikhda ku beegan tahay 12 March 2015.
Shirweynaha Beesha Habargidir waxaa ka qeybgelaya ergo dhan 500 shan boqol oo Masuuliyiin ah.waxaana lagu iclaamin doonaa qodobo xasaasiya oo ka turjumaya go-aanka beesha Habargidir ka qaadatay dulmiga iyo tacadiyada joogta noqday ee Madaxweyne Garguurte kula kacay Masuuliyiinta iyo maatadda beelweynta Habargidir.
Shirweynaha Khamiista kadib waxaa xigi doona banaanbaxyo isqabsan doona Muqdisho ilaa Galkacyo kuwaas oo lagu gubi doono Sawiradda Xasan Garguurte,Muungaab,Gasgas iyo Cabdiraxmaan Tuuryare.
Garguurte .Muungaab,Gasgas iyo Tuuryare waxeey burburiyeen dhismayaal Ganacsatada iyo shacabka beesha Habargidir Muqdisho ku lahaayeen,waxeey Xabsiyada ku gureen Saraakiil Ciidan,Siyaasiyiin iyo Ganacsato u dhalatay Beesha Habargidir,waxeey sidoo kale xoog ku heystaan Idaacadaha Shabelle iyo SKY FM.
Beesha Habargidir waxeey xaqiiqsatay in Madaxweyne Xasan Garguurte ka shaqeeynayo colaad mar labaad ka dhex qaraxda beelaha Habargidir iyo Abgaal sidaas darteed waxeey ku dadaali doontaa adkeynta Midnimadda beelweynta Hawiye hasse yeeshee waxeey shaqsiyaadka kor ku xusan kula xisaabtami doonaan dhamaan gefafkii ay beesha ka galeen iyadoo loo marayo jid walba ,xitaa colaad dhiig ku daato.
Beesha Habargidir waxeey guud ahaan Ciidamadeeda kala baxeeysaa Xarumaha Dowladda Madaxweyne Garguurte ,waxeeyna ku baaqeeysaa inuu si degdega xilka iskaga casili,iyadoo hadii uu diidana beesha qaadi doonta tilaabooyinka la gudboon.

Shabakada Galgaduudnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay

Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.
- Dec 9, 2019
Odayaasha dhaqanka Sacad,Saleebaan,Saruur iyo Duduble ayaa diiday iney ka qeybgalaan Caleemasaarka, ninka loo doortay ...
Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.
- Dec 8, 2019
Habargidir Traditional Elders The HabarGidir is a subclan of the Hawiye and the even larger ...
Ra’isulwasaare Cumar oo lacag ka qaatay Norway -Emirate-ka iyo Kenya
- Nov 18, 2016
Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa olole xoogan ugu jira sidii uu siyaasadda uga saari lahaay ...
Wardegdega Ciidanka Habargidir oo la wareegay inta badan gacan ku heynta Galkacyo
- Nov 8, 2016
Ciidanka beesha Habargidir oo garab ka helaya Ciidan beeleed u dhashay beesha Qubeys Dir ...
Taageerayaasha SNA – Jeneral Ceydiid oo qaadacay hadalkii Xuseen Caydiid ka sheegay kulan beenaadkii Garguurte lagu taageeray
- Nov 5, 2016
Taageerayaasha isbahaysigi SNA aya sheegay in Injiner Xuseen Maxamed Faarax "Ceydiid" warka u xalay ...
Sawirro: sida xabashidu u xaalufiso dhulka Soomaaliyeed?
- Nov 3, 2016
Tan iyo marki ay dhacday dowladii dhexe ee soomaliya, waxaa aad wadanka ugu baahay ...
Corruption diplomacy by Emirates in Somalia
- Nov 3, 2016
Mogadishu - The United Arab Emirates is faulted for deeply interfering in the internal ...
EMIRATES MUST KEEP THEIR HANDS OFF SOMALIA
- Nov 3, 2016
Brussels - The Executive leader of the Wagosha Movement of Somalia, Eng Yarow Sharif ...
Somalia enters freefall following ISIS, al-Shabaab flurry
- Oct 31, 2016
Somalia (MNN) — Today begins another worrisome week in one of the world’s most ...
Somalia Park orphans need support
- Oct 31, 2016
Betty Ndlovu of Somalia Park is doing all that she can to help the ...
Somalia: The Forgotten Story
- Oct 30, 2016
Somalia's modern history is a tale of independence, prosperity and democracy in the 1960s, ...
Daawo Xidig ka mida Fanaaniinta Habargidir oo hees u qaaday Hobyo
- Oct 30, 2016
Fartun Ahmed Firginle oo loo yaqaan Fartun Birimo Waxeey ka mid tahay Fanaaniinta ugu ...
Liiska magacyadda Saraakiishii Habargidir ee Afgooye lagu qarxiyay
- Oct 21, 2016
Video laga duubay taliska Daraawiishta Degmadda Afgooye ayaa muujinaya dhimashadii Saraakiil sare oo ku ...
Magacyadda Geesiyaddii ku dhintay kuna dhaawacmay dagaalkii Xabashida ee Galgaduud
- Apr 23, 2016
Dagaalkii ka dhacay duleedka Dacdheer ee gobolka Galgaduud waxaa beesha Sacad Habargidir uga dhintay ...
Beesha Habargidir waxeey iclaamisay Jihaad lala galo Ethiopia
- Apr 23, 2016
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha sare ee Beesha Habargidir . Beesha Habargidir waxeey bulshadda Soomaaliyeed ugu baaqeeysaa ...