Taageerayaasha SNA – Jeneral Ceydiid oo qaadacay hadalkii Xuseen Caydiid ka sheegay kulan beenaadkii Garguurte lagu taageeray

xuseen-caydiidTaageerayaasha isbahaysigi SNA aya sheegay in Injiner Xuseen Maxamed Faarax “Ceydiid” warka u xalay ka sheegay kulan beenaad lagu taageerayay ay ahaayeen kuwa uu ugu hadlayay shaqsiyadiisa kaliya balse aanay ka tarjumayn Siyaasadda SNA .

Xssan Sheekh dalka wuxu gacanta u galiyay shisheeye wuxuna dib u dhigay wixii wanaag ahaa ee lagu talaabsan lahaa.” Ayaa warka ka soo baxay SNA lagu yiri. “Waa ficil ka soo horjeeda hadafki Marxuum Mujaahid Maxamed Faarax Ceydiid ee ahaa inan la taageerin kuwa dalka u horseeday mustacmarad cusub ee maganta u ah gumeeysiga madoow ee xabashidda.'” Ayaa sidoo kale warka SNA lagu yiri.

Wuxuu Isbaheysigga SNA aaminsan yahay  in Xasan Sheekh taariikhda Somalida meel madoow kaga jiro oo ay tahay in laga fogeeyo mustaqbalka dalka si loo gaaro xornimo taam ah.

Ugu dambeyn SNA waxeey kula talisay Injineer Xuseen Ceydiid inuu ka fogaado kuwa beec ay u tahay gobanimadda Soomaaliyeed


Shabakada Galgaduudnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay

Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.
- Dec 9, 2019
Odayaasha dhaqanka Sacad,Saleebaan,Saruur iyo Duduble ayaa diiday iney ka qeybgalaan Caleemasaarka, ninka loo doortay ...
Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.
- Dec 8, 2019
Habargidir Traditional Elders The HabarGidir is a subclan of the Hawiye and the even larger ...
Ra’isulwasaare Cumar oo lacag ka qaatay Norway -Emirate-ka iyo Kenya
- Nov 18, 2016
Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa olole xoogan ugu jira sidii uu siyaasadda uga saari lahaay ...
Wardegdega Ciidanka Habargidir oo la wareegay inta badan gacan ku heynta Galkacyo
- Nov 8, 2016
Ciidanka beesha Habargidir oo garab ka helaya Ciidan beeleed u dhashay beesha Qubeys Dir ...
Taageerayaasha SNA – Jeneral Ceydiid oo qaadacay hadalkii Xuseen Caydiid ka sheegay kulan beenaadkii Garguurte lagu taageeray
- Nov 5, 2016
Taageerayaasha isbahaysigi SNA aya sheegay in Injiner Xuseen Maxamed Faarax "Ceydiid" warka u xalay ...
Sawirro: sida xabashidu u xaalufiso dhulka Soomaaliyeed?
- Nov 3, 2016
Tan iyo marki ay dhacday dowladii dhexe ee soomaliya, waxaa aad wadanka ugu baahay ...
Corruption diplomacy by Emirates in Somalia
- Nov 3, 2016
Mogadishu - The United Arab Emirates is faulted for deeply interfering in the internal ...
EMIRATES MUST KEEP THEIR HANDS OFF SOMALIA
- Nov 3, 2016
Brussels - The Executive leader of the Wagosha Movement of Somalia, Eng Yarow Sharif ...
Somalia enters freefall following ISIS, al-Shabaab flurry
- Oct 31, 2016
Somalia (MNN) — Today begins another worrisome week in one of the world’s most ...
Somalia Park orphans need support
- Oct 31, 2016
Betty Ndlovu of Somalia Park is doing all that she can to help the ...
Somalia: The Forgotten Story
- Oct 30, 2016
Somalia's modern history is a tale of independence, prosperity and democracy in the 1960s, ...
Daawo Xidig ka mida Fanaaniinta Habargidir oo hees u qaaday Hobyo
- Oct 30, 2016
Fartun Ahmed Firginle oo loo yaqaan Fartun Birimo Waxeey ka mid tahay Fanaaniinta ugu ...
Liiska magacyadda Saraakiishii Habargidir ee Afgooye lagu qarxiyay
- Oct 21, 2016
Video laga duubay taliska Daraawiishta Degmadda Afgooye ayaa muujinaya dhimashadii Saraakiil sare oo ku ...
Magacyadda Geesiyaddii ku dhintay kuna dhaawacmay dagaalkii Xabashida ee Galgaduud
- Apr 23, 2016
Dagaalkii ka dhacay duleedka Dacdheer ee gobolka Galgaduud waxaa beesha Sacad Habargidir uga dhintay ...
Beesha Habargidir waxeey iclaamisay Jihaad lala galo Ethiopia
- Apr 23, 2016
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha sare ee Beesha Habargidir . Beesha Habargidir waxeey bulshadda Soomaaliyeed ugu baaqeeysaa ...