Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.

Odayaasha dhaqanka Sacad,Saleebaan,Saruur iyo Duduble ayaa diiday iney ka qeybgalaan Caleemasaarka, ninka loo doortay inuu Gudoomiye u noqdo kooxdii Habargidir ee ku shirtay Hobyo.
Odayaasha dhaqanka ayaa diidmadooda sabab uga dhigay :-
– In Shirkii Habargidir ee Hobyo ay afduubteen Urur diimeedyada Al-Ictisaam, Al Islaax, Tagfiir, Aala Sheekh,Damujadiid,Al-Shabaab iyo shaqsiyaad ka tirsanaay Burcad badeeda iyo dagaal oogayaashii Somalia.
– Iney kooxahaas ay diideen liiskii qabiiladda soo gudbisteen iyagoo ergaddii ka qeybgashay shirweynaha qaarkood la jirdilay kuwa kalena laga afduubay Hobyo oo diyaarad lagu geeyay Muqdisho.
Suldaan Cabdinasir Jamac Seed iyo Suldaan Cabdikariim Kamiin oo telefoonka igula hadlay goor dhaweeyd waxey yiraahdeen “NIN KU DHASHAY GELINSOOR IYO NIN KU DHASHAY GALKACYO OO ISKU FEERAY HOBYO, HADDII HABARGIDIRTII JOOGTAY HOBYO HESHIISIIN WEEYSAY OO DANTU QASABTAY IN HOBYO LAGA AFDUUBO KII JUFADIISU AYSAN HUBKA KU HEYSAN HOBYO , WAA MAXAAY HABARGIDIRTA LAGA HADLAA”?
Ujeedka nuxurka hadalka wuxuu yahay ” Rag isu tegay oo u kala eexday laba Nin oo is feertay ,sidee Habargidir ku hogaamin karaan”?
Haddii ay dhacday in labadii nin ee is feertay midkood wax la gaarsiiyay maxaa kan kale loogu xiri waayay Hobyo, Galkacyo, Gelinsoor ,Dhuusamareeb,Cadaado iyo guud ahaan dhulka Habargidir ee Galmudug?
Sida muuqata Urur diimeedka Al-Ictisaam, Al-Shabaab, Tagfiir,Al Islaax, Aala Sheekh, Damujadiid waxey doonayaan sidii ay Galmudug ku qabsan lahaayeen sidaas darteed ayey Shirwac Gudoomiye u doorteen si ay isu qariyaan inteey hadafkooda ka gaarayaan.


Shabakada Galgaduudnews.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail [email protected]

Fikradaha Akhristayaasha (0)




wararkii ugu danbeeyay

Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.
- Dec 9, 2019
Odayaasha dhaqanka Sacad,Saleebaan,Saruur iyo Duduble ayaa diiday iney ka qeybgalaan Caleemasaarka, ninka loo doortay ...
Hogaanka dhaqanka Habargidir oo qaadacay ka qeybgalka Xafladda Caleemasaarka Shirwac.
- Dec 8, 2019
Habargidir Traditional Elders The HabarGidir is a subclan of the Hawiye and the even larger ...
Ra’isulwasaare Cumar oo lacag ka qaatay Norway -Emirate-ka iyo Kenya
- Nov 18, 2016
Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa olole xoogan ugu jira sidii uu siyaasadda uga saari lahaay ...
Wardegdega Ciidanka Habargidir oo la wareegay inta badan gacan ku heynta Galkacyo
- Nov 8, 2016
Ciidanka beesha Habargidir oo garab ka helaya Ciidan beeleed u dhashay beesha Qubeys Dir ...
Taageerayaasha SNA – Jeneral Ceydiid oo qaadacay hadalkii Xuseen Caydiid ka sheegay kulan beenaadkii Garguurte lagu taageeray
- Nov 5, 2016
Taageerayaasha isbahaysigi SNA aya sheegay in Injiner Xuseen Maxamed Faarax "Ceydiid" warka u xalay ...
Sawirro: sida xabashidu u xaalufiso dhulka Soomaaliyeed?
- Nov 3, 2016
Tan iyo marki ay dhacday dowladii dhexe ee soomaliya, waxaa aad wadanka ugu baahay ...
Corruption diplomacy by Emirates in Somalia
- Nov 3, 2016
Mogadishu - The United Arab Emirates is faulted for deeply interfering in the internal ...
EMIRATES MUST KEEP THEIR HANDS OFF SOMALIA
- Nov 3, 2016
Brussels - The Executive leader of the Wagosha Movement of Somalia, Eng Yarow Sharif ...
Somalia enters freefall following ISIS, al-Shabaab flurry
- Oct 31, 2016
Somalia (MNN) — Today begins another worrisome week in one of the world’s most ...
Somalia Park orphans need support
- Oct 31, 2016
Betty Ndlovu of Somalia Park is doing all that she can to help the ...
Somalia: The Forgotten Story
- Oct 30, 2016
Somalia's modern history is a tale of independence, prosperity and democracy in the 1960s, ...
Daawo Xidig ka mida Fanaaniinta Habargidir oo hees u qaaday Hobyo
- Oct 30, 2016
Fartun Ahmed Firginle oo loo yaqaan Fartun Birimo Waxeey ka mid tahay Fanaaniinta ugu ...
Liiska magacyadda Saraakiishii Habargidir ee Afgooye lagu qarxiyay
- Oct 21, 2016
Video laga duubay taliska Daraawiishta Degmadda Afgooye ayaa muujinaya dhimashadii Saraakiil sare oo ku ...
Magacyadda Geesiyaddii ku dhintay kuna dhaawacmay dagaalkii Xabashida ee Galgaduud
- Apr 23, 2016
Dagaalkii ka dhacay duleedka Dacdheer ee gobolka Galgaduud waxaa beesha Sacad Habargidir uga dhintay ...
Beesha Habargidir waxeey iclaamisay Jihaad lala galo Ethiopia
- Apr 23, 2016
Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha sare ee Beesha Habargidir . Beesha Habargidir waxeey bulshadda Soomaaliyeed ugu baaqeeysaa ...