Wararka
Madaxweyne Garguurte oo shaqada ka eryay Seddex ka mida Masuuliyiintii beesha Habargidir ?
Madaxweynaha Dowladda Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaqada ka eryay seddex ka mida Masuuliyiintii Beesha Habargidir ugu jiray shaqaalaha Dowladda Somalia. Seddex Masuul ee shaqada
Qeybta Wararka
Micna xumida Baaqyada madaxda Dowladda oo ka yaabiyay?
Habargidir.info- Fajac amakaag , wel wel iyo walaac ayey shacabku ka qaadeen qaabka ay madaxda dawladdu u qaabeeyeen baaqyadooda ku aaddan dagaalka Galguduud, waxay shacabku
Wararka Archives
- Feb 16, 2015
Habargidir.info- Tan iyo markii loo doortay Muungaab gudoomiya gobolka Banaadir iyo duqa magaaladda Mogadisho waxa uu bilaabay in uu si aan ganbasho laheeyn u cunsuruyeeyo dhallinyarada wax baratay ee beesha Habar gidir ee ka shaqeeyo gobolka Banaadir. Muungaab waxa uu shaqooyinka gobolka badankood siiyay dhallinyarada beesha Abgaal, waxyaabaha ay la yaaban yihiin dhallinyarada Habargidir waxaa ka mid ah in xitaa qofkii iyaga ah oo shaqo loo magacaabo uusan xafiiska shaqada uu ku magacaaban yahay ka socoto uusan imaan karin, halka shaqada uu qabanayo qof Abgaal ah. Waxaa Xamar ka socda abaabulo ay wadaan dhallinyarada Habargidir kaas oo la doonayo in lagu muujiyo qabyaaladeeynta qaawan ee lagu haayo ee ay hormuudka ka yihiin Muungaab iyo Hassan Sheikh. Siyaasiyiinta Abgaal waxa ay garan waayeen in aysan Soomaalidu is nacbeeyn ee waxa la isku dilay oo dowladii jirtay loo buburiyay ay aheed cadaalad daro iyo nin jecleeysi, arinta noocaas ahna ku danbeynayso burbur. Sanadihii u danbeeyay beesha Habargidir waxaa ku dhacay hoos u dhac ku yimid miisaankoodii siyaasadeed taas oo loo aneeynayo Habargidir oo huwatay shaati Hawiye, iyaga oo iska dhaadhiciyey in kursiga dalka ugu sareeyo uu fadhiyo nin Hawiye ah sidaas daradeedna Dawladda lala shaqeeyo maadaama ...
Beelaha Habargidir iyo Duduble oo ku mashquulsan dhismaha Afar gole – Taladaada waa muhiim ?
- Feb 16, 2015
Shirar Beelweynta Habargidir iyo Beesha Duduble uga socday Gudaha dalka Somalia iyo qurbaha ayaa lagu go-aamiyay in la dhiso Afar gole oo ka kooban boqol xubnood. Golayaasha oo loo baahan yahay ...
Topnews:-Ciidanka qeybaha Beesha Habargidir oo lagu amray iney Muqdisho ka baxaan -Qiyaano Banadir State ?
- Feb 15, 2015
Askarta ka tirsan qeybaha Melleteriga ,Boliiska iyo Nabadsugida Gobolka Banaadir ee u dhashay beesha Habargidir ayaa lagu amray iney 48 saacadood ku xareeyaan gaadiidka dagaalka si diyaarad loogu daad gureeyo ...
Dhageyso: Afar Wariye oo Muqdisho lagu Maxkamadeynayo
- Feb 15, 2015
Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa Maxkamada Gobolka Banaadir in lasoo taago Gudoomiyaha Guud ee Warbaahinta Shabelle iyo Saddex Wariye oo kala ah Agaasimaha Radio SKY-FM Maxamuud Carab, Tafaftirha ...
Deg Deg :- Mas’uul ka tirsan Dowladda oo lagu Dilay Wadajir
- Feb 15, 2015
Koox Bastoolado ku hubeeysan ayaa Saaka Ku Toogtay Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir Sarkaal ka tirsan Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Soomaaliya. Goobjoogeyaal ayaa sheegaya in Mas’uulkaan la dilay ...
Dhageyso: Muqdisho oo Maanta Khaad la’aan ah
- Feb 15, 2015
Ganacsatada Khaadka ee Jooga Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya islamarkaana Khaadka keeni jiray Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen Guud ahaan Keenidii Khaadka, Suweys Jaamac oo kamid ah Ganacsatada Khaadka ...
DAAWO: Itoobiya oo tijaabisay Tareen dheereeya oo Addis ka dhex shaqeeya
- Feb 14, 2015
Dowladda Itoobiya oo kaalmo ka heleysa dowladda Shiinaha ayaa waxay tijaabisay tareen dheereeya oo ka dhex shaqeyn doona Xaafadaha Magaalada Addis Ababa. Tareenkan ayaa wuxuu yahay mid casri ah, wuxuuna yaren ...
Beesha Habargidir: Naceybka -takoorka iyo isku dirka Madaxweyne Xasan waa ka jawaabi doonaa? Akhri fariin ku socota Abgaal .
- Feb 14, 2015
Beesha Habargidir waxeey mudo dheer dulqaad u yeelatay tilaabooyin guracan oo Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh Maxamuud kula kacay beesha Habargidir . 1-Beesha Habargidir waxeey ka aamustay tagrifal iyo xaqiraad Madaxweyne Xasan ...
« Previous Page — Next Page »